Home WARARKA GALMUDUG Sawiro:-wafdi ka socda dowlada Somalia Lob dhuusamareeb gaaray

Sawiro:-wafdi ka socda dowlada Somalia Lob dhuusamareeb gaaray

0

Wafdi uu hugaaminayo wasiirka wasaaradda gargaarka iyo maareynta musiibooyinka soomaliya mudane, Xamsa siciid xamsa ayaa soo gaaray caasimada Galmudug ee dhuusomareb.

Wafdiga waxaa qeyb ka ahaa wasiir ku xigeenka wasaarada gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Galmudug Samiiro ibraahim cali.

waxaa garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusomareb ku soo dhaweeyay wasiirka wasaarada Gargaarka Galmudug mudane Abdirahman (makaawe) xilibaano iyo wasiiro ka tirsan Galmudug.

Wafdiga wasiirka Gargarka Soomaliya inta aay joogan waxa aay la kulmi doonanan madaxda Dowlada Galmudug.

 

 

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here