Home WARARKA GALMUDUG Xog culus madaxweyne Qoor Qoor oo diiday inu soo faro galiyo moshin...

Xog culus madaxweyne Qoor Qoor oo diiday inu soo faro galiyo moshin barlamanka galmudug ay xilka uga qadayaan Gudoomiye Maxamed Nuur Gacal

0

Ilo wareed lagu kalsoon yahay ayaa waxay ino xaqijiyeen  in Buuq uu ka taagan yahay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Galmudug oo ay isku soo sharaxayaan Xubno kale.

Mooshin ka dhan ah Gudoomiye Maxamed Nuur Gacal ayaana la sheegay in hadda la diyaarinayo islamarkaana,Beeshiisa ay durba ka digtay arintaas.

Xildhibaano katirsan Galmudug ayaa abaabulaya Mooshinkaasi,iyadoo durba guux cusub ka dhashay Arintaas la dareemay.

Mid ka mid ah Nabadoonada Beesha Murusade ayaa sheegay in tani haday dhacdo maquul tahay Qoor qoor isna in xilkiisa ay utartamaan.

Tan iyo sidii Kheyre Xilka Ra’iisal Wasaaraha Qaranka looga tuuray 25-kii Agoosto Sanadkaan waxay abuurtay Buuq siyaasadeed oo beeshaasi uu ka dhashay wajaheen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here