Madaxweyne qoor qoor ayaa heshiis kula galay qandars uu siiyay libaan shuluq oo ah shaqsi arimaha sisaadada galmudug ka dhax muuqday wayhn
liban shuluq oo awal ku soo fashilmay hawushihii golaha deganka degmada gaalkacyo kadib markii odoyaashii belaha sacad uu iska horkeenay aya hda ka soo dhax muuqday xubnaha gudiga dooradhooyinka heer fadaraalka kaa oo uu Madaxweyne qoor qoor uu u gudbiyay liiskoda dowlada dhexe ee Somalia
shakiyo bdn aya soo bxy isla markiiba blse waxaa laga cabsi qaba in gaalkacyo ay dhibaato lugaha la gasho xili dooroshooyin heer fadaraal ay nagu soo adan yihiin madama hawushihii faraha loo galiyay liiban shuluq