Home WARARKA GALMUDUG Warar cusub oo galmudug ku sabsan iyo qabaailo qoor qoor uu xilal...

Warar cusub oo galmudug ku sabsan iyo qabaailo qoor qoor uu xilal siiyay

0

Galmudug ayaa soo magacaawdey xubnahan oo noqonaya wakiiladeeda Guddiyada doorashada Faderaalka.

1-Garaad Yuusuf Maxamuud-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Murusade)

2-mustaf macalin Cali Salaad-Xubin Gudigga Xalinta Qilaafaadka (Dir/Surre)

3-Cabdicasiis Cabdiraxmaan Yuusuf-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Mareexaan)

4-Liibaan Axmed Xassan-Xubin Gudigga Doorashooyinka ( Sacad)

Arinta dadka la yaabka ku noqoty ayaa ah in liiban shuluq uu gudiga ka so dhax muuqdo madama uu yhy shaqsi ku sugtay dhibaatooyin gobalka ka dhacy iyo iska horleeno odoyasha sacad iyadoo Madaxweyne Qoor qoor lagu dacweeyay lagana codsaday in aan bulshada lagu soo dayn madama dhibaato bdn oo isaga uu horseeday ay ka mid ahyd weerarkii lagu qaaday xarunta madaxtooyada galmudug ee gaalkacyo halkaasi oo ciidamo bdn lagu waxyeeleyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here