Home WARARKA GALMUDUG Daawo Sawirada Midka mid ah Schoolada Ugu caansana magalada Muqdisho oo la...

Daawo Sawirada Midka mid ah Schoolada Ugu caansana magalada Muqdisho oo la Burburiyay

0

Ciidamo ka tirsan booliska Soomaaliya ayaa xalay abaaro 4:00 habeenimo waxa ay weerareen dhismaha iskoolka Hoyga Xamar, waxayna kala bexeen gudoomiyihii Hoyga Xamar Cabdiraxmaan Dhageey, waxaana haatan bur burin ay ka socotaa dhismaha iskoolka oo ku yaala wadada Cabdi Qaasim ee magaalada Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here