Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dagaal Xoog leh oo kasocda Degaan Hoostaga Dhusamareb

Degdeg Dagaal Xoog leh oo kasocda Degaan Hoostaga Dhusamareb

0

DEG DEG Dagaal xoogan oo u dhexeeya malayshiyaad kasoo kala jeeda Cadaado iyo Dhuusamareeb oo ka dhacay Halka lagu magacaabo Gaaragoyle oo 15KM u jirta Deegaanka Gadoon ee Gobalka Galgaduud.

Dagaalka oo muddo kooban socday ayaan wali lasoo Warin wax khasaare uu geystay balse waxaa laga cabsi qabaa in uu intaas ka balaarto maadaama xiisadu maalmahaan Danbe taagnayd.

Dagaalkaan ayaa ah mid cusub xilli aan Wali xal laga gaarin kii Deegaanka Xananbuure ee u dhexeeya Malayshiyaadka Cadaado iyo Dhuusamareeb kasoo kala jeeda

Wararkii u danbeyay ee galmudug halkan hoose riix

Galmudug news update

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here