Home WARARKA GALMUDUG Degdeg dowlada iyo Midowga Musharixiinta oo heshiis gaaray

Degdeg dowlada iyo Midowga Musharixiinta oo heshiis gaaray

0

Degdeg

Heahiis lagu gaaray Decale Hoteel.

Dhinacyada ku shirsan Decale,ayaa gaaray heshiis ka kooban dhowr qodob.

In Dowladdaa raali gelin ka bixiso wixii dhacay 19 bishan.

In banaanbaxa uu dhaco muddo 10 cisho gudaheeda ah.

In guddi loo saaro wixii dhacay.

Guddiga dhanka Dowladda Waxaa ka socda Gudoomiyaha Gobolka Cumar Finish iyo Wasiirka Amniga, halka Musharixiinta ay kala yihiin Daahir Geele iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Goor dhow ayay Saxaafadda la hadli doonaam labada dhinac.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here