Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Shir U dhaxeeya Raisul Wasaare rooble iyo Midowga Musharixiinta oo...

Degdeg Shir U dhaxeeya Raisul Wasaare rooble iyo Midowga Musharixiinta oo hada Muqdisho ka Furmay

0

Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh Midowga Musharaxiinta.
Ra’iisul Wasaaraha ayaa kala hadlaya murashaxiinta arrimaha doorashooyinka iyo amniga dalka

Faahfaahinta kalasoco hobyo media

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here