Home WARARKA GALMUDUG Deni oo Sir badan banaanka Soo dhigay taas oo dhex martay asaga...

Deni oo Sir badan banaanka Soo dhigay taas oo dhex martay asaga iyo Farmaajo

0

Madaxwaynepuntlad Deni oo ka hadlayay xalay munasabad ka fhacaysay puntlad ayaa yiri Sidaan”inaga oo og Dhuusamareb Xalkeeda Sida uu Yahay Oo Xitaa 12 hobiye yaal Lagu Soo Garaacay Ayaan haddana waxaan Door Bidnay inaan Tagno Dhuusamareb Shirkaas Wuu Fashilmay Farmaajo ayaana Sabab u ahaay oo Waxaa intaas Sii Dheer Hobiyeyaasha Markii Dhuusamareb Lagu soo Garaacayay Farmaajo Wuu iska Qoslayay oo Waxeey iila Muuqatay Ku Tala Gal Camal Madaafiicda Dhaceeysay

 

Deni” Farmaajo Isoowacay Banaanbixii Muqdisho Kadib Wuxuu igu yiri Nimankii Hawiye ee Darbida kasoo Boodi jiray Ma Aragtay Wax Soo Boodo Maya Ayaan Ku Dhahay Wuuxuu ii sheegay inuu heeysto Harm-Cad Iyo Gorgor Anigana Waxaa Iigu horeeysay Maqalkooda Ciidamadaasi Markii Dhuusamareb ka Dagaalameen Gedo Lageeyay iyo Daljirka Daahsoon Waxaa isoo Baxday in ay yihiin Ciidan Naxariis ka Dheer oo aan Al-Shabab iney la Dagaalaan loo tababarin ee Shacabka Soomaliyeed iyo Siyaasiinta loo Adeegsado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here