Home WARARKA GALMUDUG Mamulka Galmudug oo burburiyay baraako muran badan dhaliyay+Sawiro

Mamulka Galmudug oo burburiyay baraako muran badan dhaliyay+Sawiro

0

Masuuliyiin ay ka mid yihiin Gudoomiyaha Gobalka Mudug ee Galmudug Cabdiraxmaan Cali Diiriye,Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan,Taliyaha qeybta booliska Gobalka Mudug Qaasim Shiikhdoon,Dhalinyarada Madasha Nabada iyo isxdhexhalka Gobalka Mudug iyo Salaadiin ayaa ku guuleystay in ay aasaan baraago huriyay dirir sokeeyo oo ku yaala deegaanka Higla Ceele ee Galbeedka Gobalka Mudug.

Masuuliyiinta ayaa sheegay in aan la aqbali karin dagaal sokeeyo oo mar dambe ka dhaca Gobalka Mudug.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here