Home WARARKA GALMUDUG Qoor qoor oo guryahooda Ku booqday Madaxwaynayaashi hore ee Soomaliya

Qoor qoor oo guryahooda Ku booqday Madaxwaynayaashi hore ee Soomaliya

0

Madaxweynaha Galmudug ayaa caawa ku soo booqday guryahooda Madaxweyneyaashii hore Xasan Sheekh Maxamuud,& Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Cali Khayre. Kulanka ayaa isugu jiray kala-warqaadasho xaaladda Siyaasadeed ee Dalka iyo sidii loo maareyn lahaa Marxaladda kala guurka ah ee xilligaan dalku marayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here