Home WARARKA GALMUDUG Shaqaale katirsanaa Wasaarada Gaashandhiga Soomaliya oo lagu Dilay Muqdishu

Shaqaale katirsanaa Wasaarada Gaashandhiga Soomaliya oo lagu Dilay Muqdishu

0

Degdeg Rag hubeysan oo weerar ku qaaday Affar haween ah oo Bajaaj raacayay ayaa waxa dileen sadex Haween halkaalane  kalena waa ay dhaawaceen Degmada Deyniile Ee Magaalada Muqdisho.

Sadexdaan gabdhaado oo lagu kala magaacaabi jiray Fartun fadumo iyo Maymun aya lasheegay inay nadafada u qaabilsanayeen Wasarada gaashaandhiha Soomaliya.Kooxda dilka geysatay oo goobta ka baxsadeen ayaa labada haweenka ah ay dileen waxaa la sheegay in ay Xaamilo ahaayeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here