Home WARARKA GALMUDUG Taliyaha Nabad Sugida Dhusamareb oo la magacaabay

Taliyaha Nabad Sugida Dhusamareb oo la magacaabay

0

Taliyaha cusub ee Ciidanka Nabadsugida Dhuusamareeb ayaa loo magacaabey Gaashaanle: Cabdishakuur Ducaale Yare oo badalaya Alle ha u naxariistee Taliyihii hore ee Nabadsugida Caasimada Qooje Yare oo 7-dii Bishan ku dhintay qarax miino.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here