Home WARARKA GALMUDUG Wasarada Wax barashada Galmudug oo Daah furtay kulanka Faafinta Siyaasada Qaran

Wasarada Wax barashada Galmudug oo Daah furtay kulanka Faafinta Siyaasada Qaran

0

Wasiirka wasaaradda waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug Mudane Maxamed Xaashi Dhoore ayaa maanta magaalada Dhuusamareb ka daah-furay kulanka Faafinta Siyaasadda Qaran ee Waxbarashada.

Kulankan waxaa kasoo qaybgalay shaqaalaha wasaaradda, lataliyeyaasha Wasaaradda, Agaasimaha Guud, Agaasime waaxeedyadda iyo koox ka socotay Wasaaradda Waxbarashada Federaalka.

Qorshaha dajinta siyaasada Wasaaradda Waxbarashada oo mudoba soo socdey ayaa looga gol leeyahay in la sameeyo nidaam qorshe dhameystiran oo saamaxaya in la isku jaan gooyo deeqaha lahelo iyo baahiyaha taagan ee Waxbarashado.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here