Home WARARKA GALMUDUG Amisom oo sheegtay inay ilaalinayso Xerada Afisyoone inta Shirku Socdo

Amisom oo sheegtay inay ilaalinayso Xerada Afisyoone inta Shirku Socdo

0

Amisom ayaa sheegtay in ay qaadayaan masuuliyada amniga maalmaha lagu guda jiro shirka Madaxda dowladda, Dowladaha xubnaha ka ah DF iyo Gobolka Banaadir.

Waxaa sidoo kale warqadda lagu sheegay in Madeira uu kulamo la qaatay Midowga Musharraxiinta, Madaxwenaha Jubaland iyo Hirhsabelle sidoo kale uu qadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Koonfur Galbeed Lafta Gareeen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here