Home WARARKA GALMUDUG Anisa Cabdi diiriye oo galabtay gaalkacyo lagu dilay yaa ka danbeeyey dilkeeda?

Anisa Cabdi diiriye oo galabtay gaalkacyo lagu dilay yaa ka danbeeyey dilkeeda?

0

Gabadhan oo lagu magacaabi jiray Anisa Cabdi Diiriye, kana mid aheyd Ardayda dugsiyada Sare ee Gaalkacyo ayaa galabta ku dhimatey rasaas ka fakatey walaalkeed. Rabi naxariistii Jano haka waraabiyo.

Aan u duceyno in rabi samir iyo iimaan ka siiyo qoyska ay ka baxdey oo la murugsan sida dhacdadan u dhacdey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here