Home WARARKA GALMUDUG Ciidamo Farabadan oo laga dajiyay Garoonka Dhusamareb

Ciidamo Farabadan oo laga dajiyay Garoonka Dhusamareb

0

Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusamareeb ayaa tan iyo Shalay laga Daabulayo Ciidamo ka tirsan Haramcad oo muddo sanad ah magaalada Joogay waxaana lagu soo badalayaa kuwo cusub.

Saaka ayaa Garoonka laga qaaday Ciidamo kale waxaana ka jira mashquul weyn iyadoo kuwo kale ay kasoo dagayaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here