Home WARARKA GALMUDUG Daawo sawirada: Ahmed madoobe oo la kulamay Safiirka maraykanka u fadhiya Soomaaliya

Daawo sawirada: Ahmed madoobe oo la kulamay Safiirka maraykanka u fadhiya Soomaaliya

0

Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyiga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay danjiraha Dowlada Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya Ambassador Donald Yamamoto.

Madaxweynaha iyo Safiirka ayaa ka wada hadlay arimaha Doorashada iyo sidii Bulshada caalamku ay qeyb uga qaadan lahayd sidii Doorasho xalaal ah oo loo dhan yahay ay dalka uga dhici lahayd.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here