Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Degaano katirsan Galmudug oo Shabaab lagu arkay Oo ciidama NISA gaareen

Degdeg Degaano katirsan Galmudug oo Shabaab lagu arkay Oo ciidama NISA gaareen

0

Deg Deg Ciidanka Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Ee Nisa Ayaa Gaaray Deegaanada Geel ku dhal, Labi Shamis iyo Xajiin Fara Yar oo Hoostaga Matabaan Halkaasi oo goor sii horaysay ay alshabaab Yimaadeen dadka deegaanadaas oo dirir sokeeye dhex martayna u sheegeen in ay heshiisiinayaan.

Hasayaashee Ciidanka Nabad Sugida oo arinkaasi ka war helay ayaa ku baxay waxaana Deegaanadasi isaga Cararay Shabaabkii ku sugnaa iyadoo Ciidanka Nabad Sugida ee Halkaas Tagay uu hogaaminayay Sargaal lagu Magacaabo Cabdullaahi Cabdi Raage.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here