Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dowlada Soomaliya oo Amara Degdeg ah kasoo saaratay Cudurka COVID19

Degdeg Dowlada Soomaliya oo Amara Degdeg ah kasoo saaratay Cudurka COVID19

0

Dowladda Soomaaliya oo amartay in la xiro dhamaan goobaha Waxbarashada, Xafiisyada Dowladda waxaana la fasaxay shaqaalaha Dowladda.

Waxaa la joojiyay xafaldaha aroosyada iyo goobaha cawayska habeenkii.

Amarkaan ayaa laga yabaa inuu Saameyo banaanbixi mucaaradku qabsan lahayeen malinta Sabtida ee Fooda nagu soo haysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here