Home WARARKA GALMUDUG Degdeg maleeshiyo Hubaysan oo dad ku layay meel u dhow Galinsoor

Degdeg maleeshiyo Hubaysan oo dad ku layay meel u dhow Galinsoor

0

DegDeg-Maleeshiyo Kasoo Jeeda Deegaanka Dhabad ee Gobolka Galgaduud ayaa Xalay Xili danbe, Deeganka Mirocowleed oo hoostaga Cadaado kudiley labo Nin oo Watey Gaari qaad Kuwaas oo Deegaan ahaan Kasoo jeeda Magaalada Galinsoor, Waxaana Jira Xiisad dilka Kadhalatey oo Saakay halkaas Laga dareemayo.

Dilkaaan ayaa la xariira anooyin qabiil oo mudo ka dhexjiray Dadka kasoo kala jeedo Dhabad iyo Galinsoor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here