Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii U dhaxeyey Mucaradka iyo Dowlada iyo...

Degdeg Warmurtiyeed laga soo saaray Shirkii U dhaxeyey Mucaradka iyo Dowlada iyo isfahan laga gaaray banaanbixi

0

Shirka Ka socda Decale,ayaa lagu gaaray heshiiska dhowr qodob oo kala ah

In banaabaxa uu dhaco maalinta Sabtiga ah.

In la shaaciyo laba guddi oo kala ah, midka qaban qaabada banaanbaxa iyo midka baarista wixii dhacay 19 February

Guddiga banaanbaxa

Cabdiraxmaan Cabdishakuur.
Cabdiraxmaan Al Cadaala.
Dahir geele
Mustaf Dhuxulow
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Omar finish
Wasiirka Amniga Xassan Xundubay.

Guddiga Baarista Waxaa ku jira laba Generaal oo kala ah

Gen Cabdiraxmaan Gen Tuuryare Cumda iyo Generaal Bariise.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here