Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Meel U dhow magalada Balanbal oo dad lagu dilay

Degdeg Meel U dhow magalada Balanbal oo dad lagu dilay

0
DEG DEG Nin reer guuraa ah ayaa goordhow lagu dilay Duleedka Degmada Balanbale ee Gobalka Galgaduud waxaana dilkiisa ka dambeeyay malayshiyaad hubaysan.
Dilka ninkaan ayaa yimid ka dib markii booyad u socotay balanbale ay malayshiyaad jidka u galeen ayna baxsatay oo sidaa ku gashay balanbale balse malayshiyaad kasoo jeeda balanbale oo dhacdadaas ka caraysan ay weerareen ka dibna dileen ninkaan reer Miyiga ah oo Gurigiisa Kusugnaa Waxaana Ninka La Dilay Uu kasoo Jeeday Degmada Guriceel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here