Home WARARKA GALMUDUG Robabkii Guga oo ka hooray degano hoostaga bariga gobalka mudug

Robabkii Guga oo ka hooray degano hoostaga bariga gobalka mudug

0

Wararkii u danbeyay  ee naga soo gaaray  bariga gobalka mudug ayaa sheegaya in roobabkii guga uu  maanta ka curtay bariga  gobalka mudug.

Roobkii Guga ayaa saaka ka Curtay ama ka horay Deegaanada Bariga Gobolka mudug taasoo ay baahi weyn u qabeen Dadka iyo Duunyada ku nool Deegaanadas

Masuuliyiinta ka tirsan maamulka Magaalada Budbud ee Bariga Gobolka ayaa ii sheegay in saaka deegaankaas uu qabtay Roob ay ku diirsadeen kaasoo Bixiyo dhigay Gudaha Magaalada

Sidoo kale waxay tilmaameen inuu Roobku Miyiga jiro iminkana ay muuqato saadaal Roob.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here