Home WARARKA GALMUDUG Shir ay ka maqanyihiin Deni iyo Ahmed Madoobe oo malintii labaad kasocda...

Shir ay ka maqanyihiin Deni iyo Ahmed Madoobe oo malintii labaad kasocda Teendhada Afisyoone

0

Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxdii kale, ee shalay tegay Teendhada Afisyooni, ayaa maalintii 2aad kulan ku leh Teendhada Afisyooni.

Madaxda, ayaa warbixin ka dhagaysan doona taliyaha ciidanka booliska Gen Xijaar, Waxaana lagu wadaa in booliska ay halkaas ku soo bandhigaan shaxda amniga Doorashooyinka.

Saxaafadda, ayaana Maanta lagu casuumin shirka oo banaan joog ka ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here