Home WARARKA GALMUDUG Deg deg deni iyo ahmed madoobe oo shirka isaga bxy iyo qoor...

Deg deg deni iyo ahmed madoobe oo shirka isaga bxy iyo qoor qoor oo dhuusamareb ku so wajahan

0

Shirkii u socday dowlada dhexe iyo maamul gobaledyada aya lagu kala tagay kadib marki deni iyo ahmed madobe ay soo bandhigeen sharuudo cusub

Qodobada shirka aya la isku fahmi wayay waxaana deni iyo madoobe ay ku laabten xerada xalane

Dhanka kale Madaxwaynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye”QoorQoor” iyo wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa goordhow kasoo ambabaxey Magaalada Muqdisho iyagoo ku soo wajahan Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Garoonka Ugaas Nuur ee Caasimada ayaa lafilayaa in ay kusoo dhaweeyaan Mas’uuliyiinta Galmudug ee Dhuusamareeb ku sugan Waxaana iminka socda diyaargarow lagu soo dhaweynayo wafdigan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here