Home WARARKA GALMUDUG Degdeg alshaab oo laga saaray Deegano u dhow Dhuusamareb Ilaa Shalay Dagaal...

Degdeg alshaab oo laga saaray Deegano u dhow Dhuusamareb Ilaa Shalay Dagaal ka socday+Sawiro

0

Ciidamada xoogga dalka ayaa cagta mariyey fariisimo Khawaarijtu ku lahayd Deegaano dhanka koonfureed kaga beegan Dhuusamareeb.

Deegaanada cadawgu gabaadka ka dhiganayay ee laga xoreeyey waxaa ka mid ah Sinadhaqo iyo labi-dulle oo ay ka soo abaabuli jirtay Khawaarijtu falalka qalqal galinta amniga.

Taliyaha Guutada 15-aad, Qaybta 21-aad ee Ciidanka Xoogga Gen: Mascuud Maxamed Warsame oo ka mid ah Saraakiisha hoggaaminaysa howlgalkaan ayaa tilmaamey in Ciidamadu ay wali kusii raad joogaan firxadka Argagaxisada laga ceyriyay Deegaanadan oo aan looga hari doonin goobaha ay wali kusii dhuumaaleysanayaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here