Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Askari katirsan Policeka Galmudug oo lagu filay Matabaan

Degdeg Askari katirsan Policeka Galmudug oo lagu filay Matabaan

0

Askari Boolis ah oo hadda lagu dilay Degmada Matabaan.

Dilka ayaa yimid ka dib markii ay murmeen labo askari oo ka tirsan ciidanka booliska taasi oo keentay in mid ka mid ah la dilo oo baas lagu furo.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray allaha u naxariistee Sharmaake Cilmi waxaana ay ciidanka boolisku qabteen askarigii kale ee dilkiisa ka dambeeyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here