Home WARARKA GALMUDUG Degdeg dagaal ka dhacay Xanan buure Caawa iyo Xiisad Wali Taagan

Degdeg dagaal ka dhacay Xanan buure Caawa iyo Xiisad Wali Taagan

0

Deg Deg Israsaasayn Ka Dhacday Deegaanka Xananbuure ee Gobalka Galgaduud iyo Xiisad Wali Taagan.

Israsaasaynta ayaa timid ka dib markii gaari Probox ah ay ka shakiyeen garab ka mid ah labada malayshiyo beeleed ee ku kala sugan Xananbuure ka dibna ay rasaaseeyeen waxaana intaasi ka dib kusoo baxay ciidanka Dowladda ee ku sugan Xananbuure oo ku amray malayshiyaadkii gaariga ka shakiyay in ay hubka keenaan ay gaariga ku rasaaseeyeen balse diidmo ka timid xagooda ay sababtay in mar kale ay israsaaseeyaan ciidanka Dowladda iyo malayshiyaadka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here