Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dowlada Soomaliya oo gashaanka U daruurtay go,anadi kasoo baxay Golaha Midowga...

Degdeg Dowlada Soomaliya oo gashaanka U daruurtay go,anadi kasoo baxay Golaha Midowga Africa

0

Deg Deg Dawladda Soomaaliya oo diiday in laga laabto go’aankii Baarlamaanka ee doorasho qof iyo cod. Dawladda ayaa kali ah aqbashay in doorasho qof iyo cod laga wada hadlo oo go’aankaas aan laga laaban karin, sidoo kale dawladda ayaa soo dhaweysay ergayga midowga afrika Soomaaliya usoo magacaabayso, waana in uu ku shaqeeyaa doorasho qof iyo cod

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here