Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Gaari Xamuul ah oo ku rogmaday inta Udhaxaysa Bandiiradleey iyo Sadex...

Degdeg Gaari Xamuul ah oo ku rogmaday inta Udhaxaysa Bandiiradleey iyo Sadex Higlo

0

Shil gaari ayaa ka dhacay inta U dhexeysa Degmada Bandiiradley iyo Saddexhiglo ee Gobolka Mudug.

Gaariga xamuul ah oo ku wajahnaa Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa ku rogmaday wadada u dhaxaysa Bandiiradley iyo Saddex-higlo, Shilkaan gaari ayaana gaysan Khasaare Nafeed, ha yeeshee waxaa bur buray qaar ka mida gaariga iyo alaabihii saarnaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here