Home WARARKA GALMUDUG Galmudug oo soo bandhigtay Tirada Ciidamadeeda ay ku dhistay mudo sanad ah

Galmudug oo soo bandhigtay Tirada Ciidamadeeda ay ku dhistay mudo sanad ah

0
Galmudug ayaa guul weyn ka sheegatey qorshaha dhismaha Ciidamada mudadii sanadka aheyd ee Xukuumadani jirtay.
Ciidamada daraawiishta ayaa lagu sheegey warbixinta Amniga ee sanadkii tagey in tiradooda la gaarsiiyay 1,000 ( kun Askari ), sidoo kale waxaa la xusey in la diyaariyey 700, ( todobo Boqol oo askar booliis ah ) kuwaa oo Amniga kala wareegaya Ciidamada Federaalka, dhismaha Ciidamada Badda ayaa iyana la shaaciyey in lagu guuleestay oo haatan ay howlgaleen 120 Askari oo fadhigoodu yahay Magaalada Hobyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here