Home WARARKA GALMUDUG kulan looga hadlayay Amniga Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

kulan looga hadlayay Amniga Galmudug oo lagu qabtay Dhuusamareeb

0
Shir looga hadlayo amniga Caasimada Galmudug ayaa u furmay Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida iyo Maamulka Dhuusamareeb.
Kulankan oo ay joogaan Taliyaasha qaybaha Kala duwan ee Ciidanka Federaalka ayaa diirada lagu saarayaa xaaladaha amni ee Dhuusamareeb iyo Deegaanada hoostaga, iyadoo Maamulka Degmada iyo Saraakiisha ay iska xog wareesteen tilaabooyinka amni ee Ciidamadu qaadeen iyo Howlgalada muhiimka ah ee looga fadhiyo in Ciidamadu ay sameeyaan inta lagu gudajiro bisha Ramadaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here