Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoorqoor oo Afur Usameeyey is kuna keenay Raysulwasaare Rooble iyo Mucaaradka

Madaxweyne Qoorqoor oo Afur Usameeyey is kuna keenay Raysulwasaare Rooble iyo Mucaaradka

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa hoyga uu magaalada Muqdishu ka degenyahay casuumaad ugu sameeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullahi Xuseen Guudlaawe, madaxweynihii hore ee JFS Mudane Xasan Sh. Maxamuud, Ra’iisul Wasaarihii hore ee XFS mudane Xasan Cali Kheyre, hoggaamiyaha Xisbiga wadajir Md. Cabdirahman Cabdishakuur iyo masuuliyiin sare oo ka tirsan labada gole ee BFS iyo Xukuumadda federaalka Soomaaliya.

Sidee u aragtaa Kulankan uu qaban qaabiyay Madaxwaynaha Galmudug oo mudooyinkanba ahaa Furaha siyaasada dalka.?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here