Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoorqoor oo safar degdeg ah kusoo gaaray Dhuusamareb

Madaxweyne Qoorqoor oo safar degdeg ah kusoo gaaray Dhuusamareb

0

Madaxweynaha Dowaladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu Hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay Magaalada Dhusamareb ee Caasimadda Galmudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa waxaa si diirran garoonka diyaaradaha ee Ugaas Nuur ugu soo dhaweeyay Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid, Guddoomiyaha Baarlamanka Mudane Maxamed Nuur gacal, qaar ka mid ah xildhibaanada iyo wasiirada galmudug, Maamulka Caasimadda iyo masuuliyiin kale.

a

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here