Home WARARKA GALMUDUG Qaramada midoobay oo ka hadashay Shirka Muqdishu ka furmay

Qaramada midoobay oo ka hadashay Shirka Muqdishu ka furmay

0

Qaramada Midoobey, ayaa soo dhaweeyay shirka Maanta ay isku soo horfadhiisteen Madaxda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada iyada aysan jirin wax Sharuudo ah

QM, ayaa aheegtay in shirkan ay albaabada u xiranyihiin oo ah mid is xog waraysi ah ayna ka rajaynayaan mid mira dhal ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here