Home WARARKA GALMUDUG Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dib uheshiisiinta Galmudug oo mantay Dhismaha Golaha Deegaanka...

Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dib uheshiisiinta Galmudug oo mantay Dhismaha Golaha Deegaanka Ka furtay Degmada Balanbal

0

Wasaaradda Arimaha Gudahaiyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug ayaa waxay maanta marlabaad Dagmada Balanballe ka daahfurtay Dhismaha Golaha Deeganka ee Degmada Balanballe

Munasabadan oo ay kasoo qayb Galeen Wasiirka Wasaradda Arimaha Gudaha iyo Dib-u- Heshiisiinta Galmudug mudane cabdi Wayeel, xildhibaano ka tirsan Barlamaanka galmudug mamulka Dagmada degmada Balanballe, masuliyiin katirsan Galmudug, iyo qaybaha Kala duwan ee Bulshada Dagmada Balanballe ayaa kusoo dhamatay in siwada jira looga qayb qato Dhismaha Golaha Deeganka ee Dagmada Balanballe.
Bulshada idil ahaanteed ayaa sida wada jira waxay u Balanqaadeen in ay qaybta ogu wayn ka qaadan doonan, ayagoona sheegay in aysan Balanballe qasaarinayn fursadaan dahabiga ah ee maanta soo martay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here