Home WARARKA GALMUDUG Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa Shaacisay inay...

Wasaaradda howlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa Shaacisay inay Dkwaan galinayso Dhulka Dowlada ee ku yaal Galmudug

0
Wasaaradda howlaha guud, dib-u-dhiska iyo guriyeynta Galmudug ayaa shaacisey in ay bilaabeyso tira-koobka iyo diiwaan galinta Dhulka Dowlada/danta guud ee ku yaala Galmudug.
Wasaaraddu waxa ay sheegtay in dib loo eegayo dhulkii ay hore u bixiyeen maamuladii hore ee sida gaarka ah haatan loo adeegsado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here