Tan iyo markii madaxweyanaha Xilkiisu dhamaday mudane farmaajo uu ku darsaday Mudo labo sano ah , isla markana madaxweyne qoor qoor dhawaan warbixin uu siiyay warbaahinta uu ku sheegay in aysan taagersanen mudo kordhin loo sameyo xukumada hada jirta aya waxa soo shaaca baxay warar badan oo sheegaya in villa soomliaya ay qorsheynayso xilka qaadsi lagu sameynayo madaxweyne qoor qoor
villa soomaliya aya waxa ku sugan xubno ka mid ah hogaanka sare ee barlamanka maamulka galmudug halkaasi oo kulamo kula leeyihiin Madaxweynaaha Xilkiisu dhamaday Mudane Farmaajo
Hadaba warbaahinta Hobyomedia ayaa heshay xog tilmaamaysa in ay been abuur tahay wararka lagu shaaciyay warbahinta taasi o ah in villa somalia ay abaabulayso mooshin ka dhan ah madaxweyne qoor qoor
Arintan ayaa loogu gon laha in la yareeyo cadaadiska madaxweyne qoor qoor kga imanaya bulshada galmudug madam arimaha gudaha galmudug uu fashil xogan uu ka hysyo hogaamiyaha galmudug ee qoor
Villa soomaliya aya warkan ah in mooshin lag wado qoor qoor baraha bulshada ku faafisay si loo marin habaabiyo shacabka galmudug iyo odoyaasha hawiye
Farmaajo ayaa qoor qoor u adeegsanaya beesha hawjye si uu darbi isaga dhigo waana mida kentay in shirkii beelaha hawiye looga dhx jeedi waayo madaxweyne qoor qoor
Isku soo wada duubo waxba kama jiraan moshinka qoor qoor ka dhan ah ee baraha bulshada lagu baahiyay waana qorshe villa soomaliya ay bulshada ku jaah wareerinayso