Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada Daraawishta Galmudug oo howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Degaanka Cadakibir ee hoostagta...

Ciidamada Daraawishta Galmudug oo howlgal Qorshaysan ka Fuliyay Degaanka Cadakibir ee hoostagta Cadaado

0

Ciidamo isugu jira Booliis iyo Daraawiishta Dowladda Galmudug ayaa hawlgalo ka sameeyey deegaanka Cadakibir oo Cadaado 60km uga Beegay Dhanka Bari.

Hawlgalkaan ayaa daba socdey kadib markii xaley xubno ka tirsan Alshabaab ay gudaha u soo galeen deegaankaan oo ay ku sugnaayeen Booliis ka tirsan saldhigga Cadaado waxaana is rasaasayn kooban oo gudaha magaalada labada dhinac ku dhexmartey ku dhintey hala qof oo shacab ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here