Home WARARKA GALMUDUG Ciidamada ilaalada wadooyinka oo lagu amray inay Degdeg u furaan Wado at...

Ciidamada ilaalada wadooyinka oo lagu amray inay Degdeg u furaan Wado at dhawaan dhisteen ee bartamaha Magaalada Dhuusamareb

0

Xafiiska xeer-ilaalinta guud ee Galmudug ayaa si deg deg ah u farey Taliska Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug in lafuro jid lagu muransanaa oo dhowaan ay dhisteen Ciidamada ilaalada wadooyinka Galmudug kuna yaal inta u dhexeysa bangiga iyo Saldhiga Booliiska Dhuusamareeb.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here