Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Dhalinyaro Farabadan oo ka tirsanaa Alshabab oo isku soo Dhiibay maamulka...

Degdeg Dhalinyaro Farabadan oo ka tirsanaa Alshabab oo isku soo Dhiibay maamulka Galmudug

0

Dhalinyaro gaaraysa 17 ruux kuwaa oo ka yimid degmada Ceel Buur ee gobolka Galgaduud ayay odayaasha dhaqanka kusoo ban dhigeen degmada Guriceel waxayna dhalinyaradaan sheegeen in ay mudo joogeen deeganada Jilib, Sakow Bu’aale iyo deegaano kale halkaas oo ay Alshabaab tababar u geeyeen.

dhalinyaradaan ayaa dhamaantood si wada jira u sheegay in ay Alshabaab u aadeen dhaqaalo fara badan oo loo sheegay balse markii ay ka waayeen ay dib ugu soo noqdeen magaaladii ay ka tageen ee Guriceel.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here