Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Qasaaro xoogan oo ka dhashay roobab Caawa ka da,ay Deeganada...

Degdeg Qasaaro xoogan oo ka dhashay roobab Caawa ka da,ay Deeganada Galmudug

0

Qasaare Xooggan ayaa ka dhashey kadib markii roob saacado socdey oo caawa ka da’ay Deegaanka qodqod ee Hoostaga Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan uu dhulka dhigey anteenadii Shirkada Nation ee halkaasi ku taaley.

Anteenada oo ku dhacdey guriyo qiyaastii ku dhow 10 ayay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen dadkii ku sugnaa aqalada birtu ku habsatey, Waxaana iminka socda gurmad loo fidinayo reeraha dhibtu gaartay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here