Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Taliyihii Saldhig waaberi oo ku geeriyooday qarax lagu weeraray Saldhigiisa

Degdeg Taliyihii Saldhig waaberi oo ku geeriyooday qarax lagu weeraray Saldhigiisa

0

Qarax loo adeegsaday gaadhi waxyaabaha qarax laga soo buuxiyey ayaa lagu weeraray Saldhiga Degmada Waaberi.

Taliyihii Saldhiga Degmada Waaberi C/casiis Axmed Cabdullaahi Baashane (Calooley) ayaa ku geeriyooday iyo Saraakiil kale.

Goobta Qaraxu ka dhacay ayaa ahayd agagaarka isgoyska Dabka oo Mashquul ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here