Home WARARKA GALMUDUG Degdeg Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug oo Xilka laga qaaday kadib markii Gashaanka...

Degdeg Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug oo Xilka laga qaaday kadib markii Gashaanka udaruuray Amar kasoo Baxay Madazweyne Qoorqoor

0

Madaxwayne Kuxigeenka Galmudug ayaa xilka ka xayuubiyay Wasiirkii arimaha guddaha Galmudug Cabdi Waayeel oo lagu eedeeyay in uu colaad ka huriyay Degmada Balanballe isla markaana uu jabiyay amar ka soo baxey Madaxwayne QoorQoor.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here