Home WARARKA GALMUDUG Gudoomiye Geeda qoroow oo ku dhaqaaqay Arin Mudo laga Sugaayay

Gudoomiye Geeda qoroow oo ku dhaqaaqay Arin Mudo laga Sugaayay

0

Gudoomiyaha Magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohamed “Geedaqorow” oo maanta kormeer kutagay wadooyinka sida isxilqaankaa bulshada Caasimadu kudhisanayso ayaa amray in dhamaan guryaha soo galay wadooyinka Caasimada ladumiyo si wadooyinku unoqdaan kuwo qurxoon oo isu socodka dadka iyo gaadiidka fududeeya.

Gudoomiyaha ayaana calaameeyay dhamaan guryaha iyo jardiida soogalay wadooyinka ee ladoonayo in maamulku dumiyo.

udoo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here