Home WARARKA GALMUDUG Maamulka gaalkacyo oo bilaabay Dadaaalo biya looga Saaraayo Magaalada

Maamulka gaalkacyo oo bilaabay Dadaaalo biya looga Saaraayo Magaalada

0

Maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa bilaabay Dadaalo biyaha looga Saarayo Gudaha Magaalada Gaalkacyo oo roobab xoogan ay ka da,een saacadihii lasoo dhaafay.

Waxaa hormuud u ah dadaalkaan Duqa Degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Shiikh Xasan iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed Cabdi Cilmi wuxuuna maamulku ku guuleystay in uu furo kanaalo cusub oo ay biyaha Magaalada dhex jiifa maraan si dibada loogu saaro iyadoo ay taasi barbar socoto dayactirka wadooyinka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here