Home WARARKA GALMUDUG Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Saxafiyiinta Galmudug

Madaxwayne Ku xigeenka Galmudug oo Hambalyo udiray Saxafiyiinta Galmudug

0

Madaxweyne Ku-xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir Ciid ayaa maalinta xoriyadda Saxaafadda awgeed dhambaal hambalyo ah
u diray dhamaan guud ahaan suxifiyiinta Soomaaliyeed gaar’ahaan warfidiyeenada ka hawlgala deegaanada Dowlad Goboleedka GM.

Wuxuu boggaadiyay adeegga ay bulshada u hayaan, isagoona xusay maamulka Galmudug iney ka go’antahay ilaalinta madax bannaanida & xoriyadda saxaafadda.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here