Home WARARKA GALMUDUG Madaxweyne Qoorqoor oo kulan mira dhal ah laqaatay Ergayga Gaarka ah Midowga...

Madaxweyne Qoorqoor oo kulan mira dhal ah laqaatay Ergayga Gaarka ah Midowga Africa.

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa maanta Muqdishu kula kulmay Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya Danjire Francisco Madeira.

Madaxweynaha iyo Danjiraha ayaa ka wada hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaanna xaaladaha amni Galmudug iyo sidii la iskaga kaashan lahaa la dagaalanka argagaxisada iyo suggidda Amniga.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here