Home WARARKA GALMUDUG shaqaaqo ka dhalatay cabaho ay muujiyeen bulshada reer dhusamareeb iyo policeka oo...

shaqaaqo ka dhalatay cabaho ay muujiyeen bulshada reer dhusamareeb iyo policeka oo rasaaseeyey

0
Bulshada Magaalada Dhusamareb ayaa ka Cabanaya Ciidamada Booliiska ka dib markii ay Rasaas ku fureen.
Dadka ayaa sheegay in Wadooyinkii Magaalada Biya xireen Halkii Wado oo soo hartana Ciidamadu bilaabeen inay dhisteen markii ay hor istageena Rasaas ooda looga qaaday waxa Maamulka Dhusamareb ugu baaqeen inay Arinkan soo fara agaliyaan hadii kale dhibaato ka dhalan doonto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here